Muqdisho 09 Jun 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa warbixin uga dhageystay waaxda shaqada & shaqaalaha iyo waaxda Arkiifiyada ee Wasaaradda. Bandhigga waxaa ka mid ahaa; Waxqabadka shaqo ee waaxaha, fursadaha, caqabadaha iyo arrimo kale.