wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Oo Kulan La Yeeshay Madaxda Hay’adda Berghof

 

Muqdisho 04 Jun 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa maanta la kulmay saraakiil ka tirsan Berghof Foundation oo ay horkacayso Agaasimaha Waaxda Taageeridda Nabadda Ms. Janel B. Galvanek.

 

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; wadashaqeynta labada dhinac iyo arrimo kale.