Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa howlgalka hey’adda IOM ee Soomaaliya mudane Frantz Celestin. Inta uu kulanku socday arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; xasillinta, xiriira iyo warbaahinta, xalkawaara iyo arrimo kale.