Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Kulan La Qaatay Madax Ka Socota Hay’adda IOM

 

Muqdisho 25 Mar 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay mas’uuliyiinta hey’adda IOM ee Soomaaliya.

 

Inta uu kulanku socday waxaa laga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Xasillinta, Xalka waara iyo Dib u heshiisiinta.

 

Hay’adda Socdaalka Adduunko ee IOM ayaa ka mid Hay’adaha Bahwadaagta la ah Wasaaradda Arrimaha Gufaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.