Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Finland Ee Soomaaliya

 

 

 

 

 

 

 

Muqdisho 09 Oct 2023, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsy Safiirka dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya Ambassador Pirkka Tapiola.

 

 

 

 

 

 

 

 

Kulanka ayaa xoogga lagu saaray arrimaha Xasillinta, dowladaha hoose, dib u heshiisiinta iyo dadaallada dowlad dhiska.

 

 

 

 

 

 

 

Dowladda Finland ayaa ka mid ah Dowladaha Soomaaliya ka taageera arrimaha Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan dedaallada Dowlad Dhiska Soomaaliya.