Oslo Norway, Juun12, 2023; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ka qaygalay Casho Sharaf ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Mcallin Fiqi ayaa ka mid ah Madax lagu casuumay Madasha Oslo Tirisgeeda 20-aad, Dowladda Norway ay ka mid tahay dalalkamoomaaliya saaxibka la ah, isla markaana ka teegeerto Geeddiga Dowlad Dhiska iyo Dib-u-heshiisiinta.
Ugu Dambayn, Munaasabadda Cashada ah waxaa kaloo kasoo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenki hore ee Dalka Nigeria iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Colombia iyo Marti Sharaf kale.