wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Oo Soo Dhoweysay Maamulka Cusub ee Madaxweynaha Jubaland u magacaabay Gobolka Gedo

 

Mogadishu, Juun 07, 2023; Wasaaraddda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XJFS oo si dhow ula socotay xaaladda uu ku sugnaa Gobolka Gedo sanadihii u dambeeyay, waxa ay soo dhoweynaysaa, isla markaana u hambalyaynaysaa Maamulka Cusub ee Madaxweynaha Jubaland uu u magacaabay Gobolka Gedo.

 

 
Wasaaradda Arrimaha Guduhu waxa ay u rajaynaysaa Maamulka Cusub in uu hormuud u noqdo horumarka gobolka, midaynta bulshada, howlgallada dib-u-xoreynta dalka iyo in mas’uuliyadda loo igmadey ay u gutaan si hufan.