- In turxaan bixin guud lagu sameeyo Hannanka Dhab-u- heshiiinta Qaran.
- In lagu soo kordhiyo waxyaabaha muhiimka ah ee ka maqan HDHQ.
- ย In laga dhigo hannaan waaqici ah oo abaaraya xididka khilaafka iyo xudunta xalka.
- ย In laga dhigo hannaan waafaqsan siyaasadda xukuumadda, lana jaanqaadayada isbadaladda ka socda dalka iyo arrimo kale.
Cismaan Muxidiin Shaatax, Guddoomiyaha Ururrada Bulshada rayidka oo isna ka hadlay Kulanka Farsamo ee Dib-u-eegista Qorshaha Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran ayaa sheegay in dib u eegistan wax badan lagu soo kordhiyey oo muhiim ah, isaga oo ammaanay sida ahmiyadda loo siinayo in wax lagu kordhiyo.
๐๐๐๐ฐ๐จ: ๐๐ก๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐ก๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ Aidarus M Hassan ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐จ ๐๐ ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐ ๐ฎ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง.ย ย https://fb.watch/i3Gjntjgsp/
ย
ย
ย