- January 7, 2023
- Posted by: Abdiaziz Gurbiye
- Categories: War Saxaafadeed, Wararka
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐ก๐, ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐ง๐ Axmed Macallim Fiqi ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐๐ฒ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ค๐๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐จ๐จ๐๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข ๐๐๐ฅ๐ข (๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ).
Shirkan oo sidoo kale uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane ย Caydaruus Cabdulle ayaa xoogga lagu saaray wadashaqeynta labada dhinac gaar ahaan iswaafajinta sharciyada Socdaalka iyo Qaxootiga.
Kulanka ayaa ahaa mid daba socday fadhi ay labada dhinac yeesheen December 25, 2022 kaas oo looga hadlay arrimo badan oo ay ku jireen xoojinta wadashaqeynta labada dhinac iyo arrimo la xiriirey is waafujinta qodobo ku saabsan hindise Sharciyeedyada kala ah; Hindise Sharciyeedka Socdaalka iyo Hindise Sharciyeedka Qaxootiga, kuwaasoo dhammaantood isafgarad ku soo gabagaboobey.