- January 4, 2023
- Posted by: Mohamud Adan Mumin
- Categories: Banaadir, Wararka
No Comments
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyey kulan farsamo oo agaasime waaxeedyada iyo lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay kusoo bandhigeen dhameystirka qorshe howleedka Wasaaradda ee sanadkan 2023-ka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa wado howlo lagu dardargelinayo shaqada iyo shaqaalaha iyo in qorshe howleedyada sanadka ay noqdaan hortabinnada Wasaaradda iyo guud ahaan xukuumadda Dan Qaran.