wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Madaxda Wasaaradda ayaa Maanta kulan la qaateen wafdi ay Hogaamineysay Mss.Janel B.Galvanek, Madaxa qaybta Soomaaliya ee Hay’adda Berghof Foundation.

Madaxda Wasaaradda oo uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Mo’allim Fiqi , Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane Saed Abdullahi Alasow ayaa waxaa ay Maanta kulan la qaateen wafdi ay Hogaamineysay Madaxa qaybta Soomaaliya ee Hay’adda Berghof Foundation Mss.Janel B.Galvanek
Kulanka waxaa diirada lagu saaray Barnaamijyada ay hay’adda Berghof Foundation ka Fuliso Soomaaliya sida Xalinta khilafaadka, Nabad Dhiska iyo Dib-U-Heshisiinta.
Wasiirka Wasaaradda ayaa bogaadiyay Kaalinta ay hay’adda berghof ka qaadatay Arrimaha Xalinta khilaafaadka iyo Dib-u-heshisiinta Balan qaadayna in ay si dhow ula shaqayaan Hay’adda Berghof Foundation ee Soomaaliya.