wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Kulanka Isku Xirka Xasilinta Heer Dowlad Goboleed

 

Muqdisho 17 Dec 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa shirka Isku xirka xasilinta heer dowlad goboleed uga qeybgalay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.