wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Xildhibaannada Labada Aqal Oo Ka Dooday Akhrinta 2-aad Ee Hindisaha Xeerka Guddiga Doorashooyinka Qaranka

 

Muqdisho 13 Nov 2024; Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabogabeeyey ka doodista Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa horay ugu gudbisay Xildhibaannada labada Gole Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.