wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Qabatay Tababar La Xiriira Badqabka Xogta

 

Muqdisho 13 Nov 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda mudane Caydaruus Macallim Xasan ayaa furay tababar labo maalin ah, oo la xiriira wacyigelinta bedqabka xogta digitaalka ama “cybersecurity”.

 

Tababarkaan oo ay ka faa’ideysanayaan howlwadeennada Wasaaradda, waxaa soo qabanqaabisay Waaxda Tiknoolajiyadda iyo Adeegga Digitaalka.