wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Xirtay Kulanka Watashiga HQD

 

Baydhabo 16 Oct 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ku so gabagabeysay Kulanka Qaran ee xoojinta ka qeybgalka dhalinyarada ee nabadeynta iyo hirgelinta Hannaanka Dhab-u-heshiisiinta Qaran.

 

Kulankaan oo socday muddo Sadax maalin ah ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhalinyarada qeybaheeda kala duwan oo ka kala socday dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.