WARSAXAAFADEED RASMI AH Dowladda Federaalka waxaa ka go’an hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

Muqdisho 24 Jan 2026; Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa in ay ka go’an tahay hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaya rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalinayo midnimada qaranka.

Hoos Ka Akhri Warsaxaafadeedka oo dhameystiran 👇🏿