- February 8, 2026
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Kulamada, Puntland, Wararka
No Comments

Galdogob 08 Jan 2026; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo howlo shaqo ku jooga Galdogob ayaa galabta waqti la qaatay shacabka magaaladaasi.
Mudane Wasiir Cali Xoosh ayaa dadka deegaanka ka dhagaystay xaaladda guud iyo talooyinkooda ku aadan baahinta adeegyada dowladnimo, isaga oo kula dardaarmay ilaalinta nabadda iyo wadajirka umadda.




