- December 26, 2025
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 26 Dec 2025; Hoggaanka iyo howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS waxay si diirran usoo dhoweynayaan Agaasimaha Guud ee cusub ee Wasaaradda mudane Cabdiqaadir Cilmi Cali iyaga oo ku gacansiin doona hoggaamintiisa inuu ku guuleysto hortabinnada iyo himilooyinka Wasaaradda.

