- December 24, 2025
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 24 Dec 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallim Xasan ayaa guddoomiyey kulanka billaha ah ee Agaasimeyaasha waaxyaha iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda.
Inta uu kulanku socday waxaa lagu soo bandhigay Dhameystirka warbixinta waxqabadka Wasaaradda ee 2025 iyo diyaarinta qorshaha iyo hiigsiga 2026.








