- December 6, 2025
- Posted by: Eng: Abdiladif Ali
- Categories: Kulamada, Somaliland, War Saxaafadeed, Wararka
No Comments

Muqdisho 06 Dec 2025; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed kasoo saartay rabshadaha ka socda magaalada Boorame.
Hoos ka akhriso Baaqa Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS👇🏿

