- November 16, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 16 Nov 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFs Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay kuxigeenka ergeyga gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey Mr. George Conway.
Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; Dedaallada Xasillinta, Horumarinta Dowladaha Hoose, Barakaca iyo Xalka waara






