Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Oo Baaq Nabadeed Ka soo Saartay Colaadaha Ka Dhacaya Dalka

Muqdisho 09Nov 2025; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxay baaq nabadeed ka direysaa Colaadaha, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.