- October 28, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka

Muqdisho 28 Oct 2025; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee XFS ayaa caasimadda Muqdisho ku qabatay Kulan Wadatashi Qaran oo lagu falanqeynayo Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta Dalka iyada oo uu guddoomiyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan.
Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir islamrkaana socda muddo seddex cisho ah ayaa qeyb ka ahaa dadaallada socda ee lagu dhisaayo, laguna kobcinaayo hannaanka Maamul & Adeeg-daadejinta dalka, si gaar ah in la helo siyaasad qaran oo mideysan oo ku aaddan maamul daadejinta iyo aragti mideysan oo ka imaaneysa dhammaan daneeyeyaasha muhiimka ah.


















