- September 16, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 16 Sep 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiin XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Denjiraha UK ee Soomaaliya Ambassador Charles King.
Arrimaha laga hadlay waxaa ka mid ah; Doorashooyinka, guulihii dhismaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo arrimo kale.