Kulanka Bandhigidda Daraasadda Heshiis Beeg

Muqdisho 7 Sep 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallim Xasan ayaa guddoomiye Kulan labo maalin ah oo ku aaddan Soo Bandhigida Xogta Daraasaadda ee Heshiis Beeg.

Shirka waxaa agaasimay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS iyo Xarunta cilmi baarista ee Dhaxal Reeb.