- August 4, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Kulamada, SSC khatuma, Wararka
No Comments

Laascaanood 04 Aug 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoo) ayaa kulan la qaatay Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdi Carraale (Jabuutaawi).
Kulanka ayaa looga arrinsaday arrimaha xoojinta horumarinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ilaalinta Xasilloonida iyo Wadajirka Bulshada.