- August 2, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Kulamada, SSC khatuma, Wararka
No Comments

Laascaanood Aug 2, 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa hoyga uu ka daganyahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenki hore ee Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan (Karaash).
Kulanka oo ahaa mid booqasho iyo Wadatashi ah ayaa looga arrinsaday Arrimaha horumarinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.