Kulanka Agaasimayaasha Waaxyaha Ee Wasaaradda

Muqdisho 22 May 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulanka Agaasimeyaasha waaxyaha ee Wasaaradda kaasi lagu falanqeeyey, laguna jaangoynayey Qaab-dhismeedka Wasaaradda.

Kulamana ayaa qeyb ka ah Dib u habeynta shaqada iyo shaqaalaha, Jaangoqynta howlaha iyo dhiirigelintooda, taasi oo la jaanqaadeysa aragtida Xukuumadda Federaalka ah ee Qorshaha Isbadalka Qaran.