- May 8, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 08 May 2025; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey kulan farsammo oo looga hadlayey Warmurtiyeedka shirka Madasha Wadatashiga Qaran gaar ahaan qodobada loo xilsaaray Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka ah iyada oo khubarada Wasaaraddu ay ka doodeen hannaanka fulinta.