- March 2, 2025
- Posted by: Abdiladiif Ali
- Categories: Banaadir, Kulamada, Wararka
No Comments

Muqdisho 02 Mar 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa guddoomiyay Kulanka Farsamo ee dardargalinya dedaallada geeddi socodka dhismaha Dowladaha Hoose ee dalka.
Kulanka ayaa sidoo kale Wasiir Cali Xoosh lagu siiyay warbixinno la xiriiro horumarrada laga sameeyay arrimaha maamul daadajinta iyo adeeg baahinta dalka.