Dhagax-dhigga Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS

 

Muqdisho 18 Dec 2024; Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali ( Xoosh) ayaa ku wehliyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen dhagaxdhigga dhismaha Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS.