Muqdisho 17 Dec 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa shirka Isku xirka xasilinta heer dowlad goboleed uga qeybgalay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.