War Saxaafadeed: Doorashada Maamulka Somaliland

 

Muqdisho 15 Nov 2024; Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, waxaa ay shacabka iyo maamulka Somaliland ku bogaadineysaa hannaanka dimoqoraadiga iyo Xasilloonidaba leh ee loogu tartamay kuraasta kala duwan.

Hoos ka akhriso War Saxaafadeedka oo dhamaystiran👇🏾