Muqdisho 04 Nov 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa warbixin ka dhageystay Waaxda Dib u heshiisiinta ee Wasaaradda. Arrimaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa; Qorshaha waaxda, dhameysirtirka Istaraatiijiyadda Hannaanka Dhab u heshiisiinta Qaran, iyo waxrbixin dadaallada xal u helidda Colaadaha iyo arrimo kale.