Muqdisho 29 Oct 204; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kaqeybgalay 101 sano guurada xuska maalinta aasaaska Jamhuuriyadda Turkiga. Munaasabadan oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa martigelisay Safaararadda Turkiga ee Muqdisho iyo ambassador Mr. Alper Aktaş