Madaxwaynaha JFS Oo Ubax Dhigay Taallada Dhagax Tuur

 

Muqdisho 26 Jun 2024; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Ubax Dhigay Taallada Dhagax Tuur, si loo maamuuso Halgamayaasha Xoriyadda Dalka oo aan hananay 26 Juun 1960.

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Ubax Dhigga Taalada Dhagax Tuur, taas oo Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Shiikh u Dhagax Ubax Maalinta Xornimada Gobollada Waqoooyi ee 26 Juun.

 

Ugu Dambayn, Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiiro, Saraakiisha Ciidamada Qaranka, Masuuliyiin ka socda Gobolka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.