Muqdisho 11 Jun 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya mudane Amb. Pier Mario Daccò Coppi. Ajendeyaasha laga wada hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; Xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac iyo howlaha ay gacan ka geystaan.