Wasiir Cali Xoosh Kulan La Qaatay Xildhibaannada Haweenka Ee Labada Aqal BFS

 

Muqdisho 09 Jun 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya.

 

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu waaweynaa kaalinta iyo Qoondada haweenka ee shuruucda doorashooyinka.