Muqdisho, 18 Feb 2024; Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha, Fedraalka iyo Dib-uhishisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe .
Inta uu kulanku socday, waxaa ay ka wada hadleen labada dhinac arrimo ay ugu muhiimsanyihiin howlaha dib-uhishisiinta, Xasillinta dalka iyo iskaashi dhexmara Wasaaradda iyo Jaamacadda Carabta ee dhinacyada nabad-dhiska Soomaliya iyo arrimo kale.