Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya

 

Muqdisho 08 Feb 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Mudane Sharif Simsek oo ah agaasimaha guud xafiiska Soomaaliya ee hey’adda Bisha cas ee Turkiga.

 

Mudane Shariif ayaa ka hadlay howlaha hey’adda Bisha CAS Turkiga ay ka fuliso Soomaaliya isaga oo ka mahadceliyay wadashaqeynta fiican ee Wasaaradda.

 

Dhankiisa, Mudane Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa ammaanay shaqada hey’adda Bisha CAS iyo guud ahaan hey’adaha dowladda Turkiga ay fuliyaan Soomaalay fuliso Soomaaliya.