Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dowladda Norway

 

Muqdisho 17 Jan 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa xafiiskiisa kulan ku qaabilay wafdi ka socda Norway oo hoggaaminaayo ku simaha Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Mr. Carsten Carlsen.

 

Kulanka ayaa looga hadlay dedaallada ku qotama arrimaha Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta iyo Dowladaha Hoose