Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Qaabilay Madaxda Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

 

Muqdisho 17 Jan 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay wafdi ka socda Hay’adda UNDP oo uu hoggaaminaayay wakiilkooda Soomaaliya UNDP Mr. Lionel Laurens.

 

Kulanka ayaa looga hadlay habka iskaashiga iyo arrimaha hortabinta u leh Wasaaradda sanadkaan cusub ee 2024