Xeerka Burinta Is-afgaradka Maamulka Soomaliland iyo Ethiopia

 

 

Muqdisho 02 January 2024; Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa fadhi wadajir ah oo ay yeesheen kusoo saaray Xeerka Ku Aaddan Burinta Is-afgaradka Maamulka Somaliland iyo Ethiopia, fadlan hoos ka akhriso;