Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Oo War Murtiyeed Laga Soo Saaray

Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaranka oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, isla markaana ay qayb ka ahaayeen Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka iyo Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay shaqadoodu la xiriirto Xasilinta ayaa laga soo saaray War Murtiyeed.

 

 

Hoos ka akhriso War Murtiyeedka;