Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan hordhac ah la yeeshay Danjiraha ay Boqortooyada Ingiriiska dhawaan usoo magacowday Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan hordhac ah la yeeshay Danjiraha ay Boqortooyada Ingiriiska dhawaan usoo magacowday Soomaaliya.
 
Kulanka ayaa la xiriiray shaqooyinka iyo Dedaallada socda oo ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta samaynayso Arrimaha Dib-u-heshiisiinta, Xasilinta iyo Geeddi Socodka Dowlad Dhiska Soomaaliya.