Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyey shirka golaha wadatashiga qaran. Shirkan oo socday March 15-17 ayaa waxaa guddoomiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda iyada oo ay kasoo qeybgaleen madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada.
Qodobbada looga hadlay waxaa ka mid ahaa federaaleynta maaliyadda, dimoqoraadiyadeynta iyo doorashooyinka, dhameystirka heshiiska qaab dhismeedka amniga qaranka iyo qodobbada kale.
Halkan ka akhriso: