Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay maamulka barnamaijka UN-JPLG.
Mas’uuliyiintan ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Ahmed Macallim Fiqi hordhigtay waxqabadkooda, howlahii ugu dambeeyey ee laga fuliyay barnaamijyada UN-JPLG.
Kooxda ayaa sidoo kale waxaa ay kulanka kusoo bandhigeen, qeybna ka ahaa maamulahooda cusub ee Barnaamijka.