Wasiirka wasaaradda XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kaqeybgalay Munaasabadda lagu shaaciyay dib usoo celinta furaha Hay’ada Duulimaadyada Caalamiga (IATA) ee Soomaaliya. Furaha IATA ayaa kusoo noqday gacanta Soomaaliya 30 sano kadib