Mudane Fiqi oo Ka Hadlay Munaasabadda Xiritaanka Shirweynaha Bangiyada

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Ahmed Moallim Fiqi ayaa ka Qaybgalay

 

Munaasabadda Xiritaanka Shirwaynaha Bangiyada Soomaaliyeed.

 

Wasiir Fiqi ayaa bogaadiyay Midnimada Bangiyada Soomaaliyeed oo aan horraan Midaysneen, Wasiirka oo arrintaas ka hadlaya ayaa yiri

 

“ Waxaan bogaadinayaa Midnimada Bangiyada Soomaaliyeed markii hore midba meel taagnaa. Runtii waa arriin aad iyo aad u wanaagsan

qolo walba oo wax isla leh in ay Midoobaan”.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa mashada ka sheegay Ahmiyadda uu Aqoonsiga Dadwaynaha u leeyahay nidaamka maaliyadda ee Dalka,

 

gaar ahaan dhanka macaamiisha oo ay Wasaaradda Dhawaan daahfuri doonto Nidaamka Aqiinsiga Dadwaynaha, Bangiyada Dalkana

 

laga qaybgalin doono wadatshiyada la xiriira Howlahaas.