Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Mowqifka Dowladda Soomaaliya ee Laascaanood

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aadan xaaladda magaalada Laascaanood.

 

“Dawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa ka mid ahaa qodobada kasoo baxay.

 

Haddaba Halkan Ka Akhriso: Warmurtiyeedka Dowladda Soomaaliya ee Laascaanood: